Latest topics Search | taariikh nololeedkii madaxweynihii hore Dr:c/rashid cali sharmarke Mon Apr 21, 2008 1:26 am by Admin Allaha U naxariistee Madaxweynihii Jamhuuriyadda Soomaaliya MD. C/rashiid Cali Sharmaarke wuxuu ku dhashay degmada Xaradheere ee gobolka Mudug sanadkii 1919. Wuxuu dugsiga Quraanka iyo waxbarashadiisii dhameeyay sanadkii 1936dii, wuxuu bilaabay in uu noqdo ganacsade ka dibna shaqaale ka shaqeeya howlaha Civil servant maamulkii talyaaniga ee maxmiyadda, wuxuu noloshiisa ku qaatay wixii intaas … [ Full reading ] Comments: 1 maxaad ka taqaanaa SYL Sun Apr 20, 2008 11:14 pm by gutale 15 –MAY IYO AASAASKII URURKII DHALINYARADA SOMALIYEED (SYL). Sanad kasta bisha May 15keeda waxaa dalka Soomaaliya laga xusaa aasaaskii xisbigii gobanimo-doonka ahaa ee SYL, kaasoo ahaa kii ugu horeeyay ee dalka laga furo isagoo ay ku mideysanyihiin dadyowgii ku noolaa koofurta Soomaaliya. xisbigaas iyo axwaashiisa aan is weydiino sida uu ku bilowday fekerka xisbiga iyo dhalintii dhidibada … [ Full reading ] Comments: 0 |
|
|
Mon Apr 28, 2008 8:02 pm by Admin
» DHAQANKA SOOMAALIYEED
Mon Apr 28, 2008 7:49 pm by Admin
» taariikh nololeedkii madaxweynihii hore Dr:c/rashid cali sharmarke
Mon Apr 28, 2008 7:36 pm by Admin
» maxaad ka taqaanaa SYL
Sun Apr 20, 2008 11:14 pm by gutale